Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

DFS oo sheegtay inay taageeridoonto jamhadaha gooni-goosadka Itoobiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si adag u sheegay in Soomaaliya ay taageeri doonto jamhadaha gooni-goosadka  Itoobiya, haddii Itoobiya aysan si degdeg ah uga laaban heshiiska ay la gashay Somaliland.

Wasiirka ayaa ku andacooday in haddii Itoobiya ay sii wado faragalinteeda iyo heshiisyada ay la gashay kooxaha gooni-goosadka, in Soomaaliya ay qaadi doonto talaabooyin uu ku tilmaamay โ€œkala gurasho.โ€

Wuxuu sheegay Soomaaliya in aysan doonaynin burburka Itoobiya, balse haddii faragelinta ay sii socoto, ay Soomaaliya fursad u haysato inay cilaaqaad la sameyso jabhadaha Itoobiya.

โ€œAnnagu hadda Itoobiya burburkeeda dooni mayno, wax dan ah Soomaaliya iyo Geeska Afrika uguma jirto. Laakiin, haddii ay kusii socdaan heshiisyada ay la galayaan kooxaha gooni-goosadka ah, waa waddo noo furan inaan cilaaqaad la samaysano jamhadaha gooni-goosadka Itoobiya,โ€ ayuu yiri Fiqi.

Wasiirku wuxuu caddeeyay in ujeedada Itoobiya aysan ahayn in deked laga siiyo badda Soomaaliya, balse ay dooneyso inay qaadato qeyb kamid ah dhulka Soomaaliyeed.

โ€œJabuuti ayaa laga siiyay deked leh kaabayaashii waddooyinka, ahna meesha ugu dhow Itoobiya, laakiin Itoobiya uma socoto halkaas, waxay rabtaa dhaxalka jiilasha Soomaaliyeed ee soo socda,โ€ ayuu Wasiir Fiqi intaa ku daray.

Sidoo kale, Wasiirka Arrimaha Dibadda wuxuu tilmaamay in Itoobiya ay yeelatay ciidan badeed oo ujeedkoodu yahay inay awood ciidan kula wareegaan qeyb kamid ah dhulka Soomaaliyeed ee kuyaala meelaha dunida ugu istaraatiijiyadsan.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed