Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

DFS oo shaacisay xiliga la soo afjarayo dagaalka Al-Shabaab

Taliye ku xigeenka ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maadeey Sheekh Nuur ayaa sheegay in bishaan Juun ay soo afjari doonaan howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee ka socda gobolada dalka.

Jeneraal Maadeey ayaa sidoo kale sheegay in ciidanka xoogga ay guulo la taaban karo kasoo hoyeen dagaaladii ay la galeen kooxda, isagoona goob fagaare ah ka balan qaaday in waqti kooban kusoo gabageynayaan dagaalka Al-shabaab.

Taliye ku xigeenka ciidanka xoogga dalka ayaa tlmaamay in dhamaan ciidankii loogu talo galay soo afjarida dagaalka Al-shabaab iney ku sugan yihiin furimaha hore ee dagaalka, islamarkaana waxa ay sugayaan ay tahay amarkii ay xabada ku bilaabi lahayeen.

โ€œCiidanka xoogga dalka Soomaaliyeed maanta waxay sugayaan kaliya in la dhaho xabadda bilaaba, xiligaan aan idinla hadlaayo ciidanka qeyb kasta meeshii loogu talagalay ayey ku sugan tahay, guusha waxay haya Allaah, laakiin anaga iyo Shabaab bishaan Juun islama dhaafi doono insha allahโ€ ayuu yiri Taliye ku xigeenka ciidanka xoogga dalka Maadeey Sheekh Nuur.

Hadalkaan ayuu Jeneraal Maadeey ka sheegay kulan shalay uu ka daah furay magaalada Muqdisho Raysal Wasaare Xamse Cabdi Barre kaasoo ahaa barnaamij loogu magac daray โ€œHooyo u Hiilli Qarankaagaโ€ oo ah mid lagu muujinayo kaalinta muhiimka ah ee hooyooyinka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin amniga iyo xasilinta dalka.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed