Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

DFS oo ku dhawaaqday in la gaaray xiligii Bad xiranka

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Soomaalya Saadaam Maxamuud Cabdi oo goordhaw shirjaraaโ€™id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday khataro kusoo fool leh xeebaha badweynta Hindiya.

Wasiir Saadaam ayaa sheegay in la gaaray waqtiga bad xiranka, islamarkaana maanta wixii ka dambeeya ay xiran tahay galista bada ilaa laga gaaro bisha sagaalaad ee sanadkaan.

โ€œWaxaa la gaaray xiliga bad xiranka waxaa loo baahan yahay in laga digtoonaado galista badda, ganacsatada, kaluumeysata waxaan uga digeyna galista badda oo khataro ay ka imaan karaan ,sida mowjado culus oo dabeylo ah oo halistooda leh, ganacsatada waa in ganacsigooda aysan soo saaran gaadiid aanan xamili karin mowjadaha dabeylaha si aysan  qasaarinโ€ ayuu yiri Wasiir Saadaam Maxamuud Cabdi.

Wuxuu sidoo kale uga digay wasiir ka xigeenka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda waalidiinta Soomaaliyeed iney ka warqabaan Caruurtooda oo ka celiyaan badda.

โ€œWaalidinta waxaan leyahay caruurta ka celiya badda aadisteeda maalmaha ay fasaxa ka yihiin dugsiga iyo iskuulka maalmahan dambe waxaa batay caruurta ay badu la tageyso, hadana waxaa la gaaray waqtigii bad xiranka, dhamaan magaaloyinka xeebaha ku yaala waa in caruurta laga dhowra iyo cid walba oo galeysa baddaโ€ ayuu yiri Saadaam Maxamuud.

Digniintaan kasoo yeertay wasaaradda Dekadaga iyo Gaadiidka Badda ayaa kusoo beegmeysa, iyadoo todobaadkii lasoo dhaafay Badda magaalada Marka ay la tagtay 7 caruur ah.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed