Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

DFS oo ka digtay Roobab Daadad wata oo ka da’aya Gobolada dalka

Hay’adda Maareynta iyo Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa soo saartay digniino hor leh ku aadan in maalmaha soo socda qaar ka mid ah gobolada dalka ka da’i doonaan roobab ay ka dhalan karaan daadad iyo fatahaado.

War qoraal ah oo kasoo baxay hay’adda SODMA ayaa lagu sheegay in tobanka cisho ee soo socota roobabka filayo iney da’aan gobolada kala Hiiraan, Gedo, Jubbooyinka iyo Shabeelaha Dhaxe iney saameyn xoogan oo dhanka nolosha ah ku yeelan karaan dadka iyo duunyada kunool goboladaasi.

“Tobanka casho ee soo socota ee 07-da illaa 16-ka bisha May 2024-ka waxaa aad u sareeya suurta-galnimada in ay ka dhacaan fatahaado isugu jira kuwo ka yimaadda wabiyada iyo togaga soo rogmada, kuwaas oo aadka u saameeyndoona qaar ka mid ah degmooyinka dalka Sida; Doolow, Luuq, Bu’aale, Jilib, Beledweyne, Bula-burde, Jalalaqsi, Mahaday, Jowhar, Balcad iyo qaar kale oo webiga uusan marin” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay SODMA.

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa ugu baaqday dadka ku nool gobolada iyo  magaalooyinka laga cabsi qabo in daadadka iyo fatahaadu saameyn karaan iney galaan feejignaan dheeri ah, si ay uga bad baadaan saameynta ka dhalan karta dhibaatooyinkaas.

Digniintaan markii sadaxaad kasoo baxday hay’adda SODMA ayaa kusoo beegmeysa, iyadoo wabiyada Jubba iyo Shabeelle ay wadaan biyo aad u farabadan, islamarkaana roobab xoogan ay ka da’ayaan qaar ka mid ah gobolada dalka.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed