Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

DFS oo ka digtay isku dhaca ciidamada xooga iyo kuwa Jubaland

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa sheegay in maamulka Jubbaland uu qaadi doono masuuliyadda ka dhalata isku dhac dhexmara ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ee ku sugan Jubbada Hoose.

Wasiir Cabdiqaadir ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku xoojisay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ciidamo gaaraya kun askari, kuwaas oo loo diray aagga Raaskambooni. Waxa uu  tilmaamay in ciidamada dowladda aysan duulaan ku ahayn Jubbaland, balse ay ujeedkoodu yahay in ay ciribtiraan kooxda Al-Shabaab.

Wasiirku waxa uu nasiib darro ku tilmaamay in maamulka Jubbaland uu siyaasadaynayo ciidamada xoogga dalka, isagoo sheegay in si khaldan loogu sumadaynayo ciidamadan oo lagu tilmaamo kuwo burburinaya jiritaanka Jubbaland.

โ€œCiidamada la geeyay Raaskambooni waa ciidamada xoogga dalka, waxayna ka shaqeynayaan waajibaadkooda dastuuriga ah. Ciddii xabbad kala hortimaada ayaa qaadi doonta masuuliyadda,โ€ ayuu Wasiir Cabdiqaadir Maxamed Nuur hadalkiisa ku daray.

Wasiirku wuxuu carrabka ku adkeeyay in ciidamadan ay yihiin kuwa guulaha waaweyn ka gaaray dagaalladii Buulo Xaaji ee lagu naafeeyay Alshabaab.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed