Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

DFS oo faahfaahin ka bixisay howlgalo culus oo laga fuliyay gobolka Galgaduud

Ciidamada xoogga dalka, kuwa Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka iyo saaxiibada Caalamka ayaa howlgalo culus iyo duqeymo lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab ka sameeyay gobolka Galgaduud.

Warsaxafadeedka kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalada oo ahaa cir iyo dhul in lagu dilay ku dhawaad 50 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Shabaab.

Howlgalada ayaa ciidamada iskaashanaya waxay si gaar ah uga fuliyeen dhulka howdka ah ee u dhaxeeya deegaanada kala ah Bida Ciise iyo Geriile oo ka tirsan degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo la tilmaamay iney isku aruursanayeen kooxda.

Waxaa sidoo kale Warsaxafadeedka lagu sheegay in howlgalada lagu burburiyay gaari ay qaraxyo ku diyaariyeen Al-shabaab oo noociisa lagu sheegay Leyla Calaawi, iyo sidoo kale fariisimahii kooxdu ku lahayeen deegaanadaasi dhaca Bariga gobolka Galgaduud.

Howlgalkaan ayaa imaanaya, iyadoo saacado ka hor howlgalo ciidanka xoogga dalka ka sameeyeen deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose lagu dilay ilaa 24 xubnood oo ka tirsana Ururka Al-shabaab.

Hoos ka akhriso Warsaxafadeedka oo dhameystiran:-

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed