Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

DFS oo Faahfaahin ka bixisay Duqayn ay ka fulisay magaalada Jilib

War saxafaadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu faah faahiyay howlgallo gaar ah oo ay Ciidamada Dowladda iyo saaxiibada caalamka ay ka fuliyeen magaalada Jilib ee xarunta Gobolka Jubbada Dhexe oo ah xarunta ugu weyn oo ay ku sugan yihiin hogaamiyaasha sar sare ee Kooxda Al-shabaab.

War saxafaadaeedka ayaa lagu sheegay in Howlgalkaan aad loo qorsheeyay oo ay sameeyeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka lagu bartimaameedsaday xarumo muhiim ah oo Al shabaab ay ku lahaayeen magaalada Jilib ee xarunta Gobolka Jubbada Dhexe, kuwaas oo kala ah, xarunta degmada, xarunta waxa ay ugu yeeraan jabhadaha, labo xarun oo ay ku samayn jireen tababarada iyo qaraxyada iyo labo guri oo ay daganaayeen Horjooge Xasan Yacquub iyo Horjooge Amiin.
Sidoo kale wasaaradda ayaa shaaca ka qaaday in Howlgalkaan lagu burburiyay dhammaan goobaha la beegsaday, waxaana jira khasaaro xoog leh oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo la gaarsiiyay maleeshiyaadka iyo horjoogayaasha cadowga, kuwaas oo wali dowladdu ay ku wado tiro koob.
โ€œCiidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka ayaa howlgallo kale oo bartimaameed ah waxay ku burburiyeen fariisimihii ugu muhiimsanaa Al shabaab ah oo ay ku lahaayeen deegaanka Ceelbacad ee ku yaala xadka gobollada Sheeballaha Dhexe iyo Galgaduud iyo deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeellaha Hoose.โ€ ayaa lagu yiri war saxaafadeedka Wasaaradda warfaafinta Soomaaliya.
Ugu dambeyn waxa ay Dowladda Soomaaliya uga digtay shacabka Soomaalyeed ee sugan goobaha Al shabaab ku dhuumaalaysanayaan inay u dhowaadaan xarumahoodi ama goobaha ay joogaan Al shabaab, maadaama Alshabaab lagu beegsanayo goob kasta.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed