DFS oo digniin xoogan ka soo saartay shirkadda Duulimaadyada Ethiopia

Hay’adda Duulista Soomaaliya ayaa digniin u dirtay diyaaradda Ethiopian Airlines, iyadoo sheegtay inay ka walaacsan tahay xadgudubyada soo noqnoqday ee ay ku hayso madax-bannaanida Soomaaliya.

Qoraal hay’addu ay soo saartay ayay ku muujisay inaanay ku qanacsanayn is-bedelka Ethiopian Airlines ay dhawaan ku samaysay hawlaheeda duulimaadka ee Soomaaliya.

Hay’addu waxay walaac ka muujisay sida ay shirkadu u ixtiraami wayday madax-banaanida dhuleed ee Soomaaliya, gaar ahaan sida loo aqoonsado duullimaadyadeeda ku socda gudaha Soomaaliya.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed