Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

DFS iyo Itoobiya oo kuwada hadlaya dalka Turkiga

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadad & Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta u safray Dalka Turkiga si ay ugu qaybgalaan wadahadalka Ankara ay garwadeynka ka tahay ee Itoobiya ay la yeelanayaan.

Qoraal kooban oo lagu daabacay barta Wasaaradda Arrimaha Dibadad Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Turkiga ay wadahal dhex-dhigayso wufuudda kala metalaysa Xukuumadaha Muqdisho & Addis Ababa.

โ€œWasiirka Arrimaha Dibadda iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Ankara, Turkiga, halkaas oo ay uga qeybgalayaan wadahadallo u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya oo ay garwadeen ka tahay dowladda Turkigaโ€ ayaa lagu yiri qoraalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.

Waxaa lasii raaciyay: โ€œDowladda Soomaaliya waxay ku taagantahay mabdaโ€™eeda ah ilaalinta madaxbanaanida, gobonnimada, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyaโ€.

Cilaaqaadka ka dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya & Itoobiya ayaa hoos usii dhacayay wixii ka dambeeyay 1dii Janaayo 2024 kaddib markii Xukuumadda Addis Ababa ay shaacisay heshiis beenaad ay la gashay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan Heshiis uu aqbalay Baarlamaanka 11aad la gashay Dowladda Turkiga waana Difaaca Badda iyo in ay tababarto ciidanka Qaranka ee mustaqbalka la wareegaya masโ€™uuliyadda ilaalinta baddooda.

Abiy Ahmed waxaa koray culays xooggan oo uga yimid Gudaha & Dibadda waxaana garabkiisa ka baxay Dalalka ugu firfircoon Qaramada Midoobay oo si bareer ah u sheegay in ay garab taagan yihiin Midnimada, wadajirka & Madaxbannaanida Soomaaliya.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed