Ciidamada xooga oo howgalo ka sameeyay Buurhakaba

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed ee degmada Buurhakaba ayaa howlgal qorsheysan oo ay ku fuliyeen deegaanka Jameecada ee gobolka Bay ka saaray halkaasi.

Howlgalkan qorsheysan ee Al-Shabaab ka dhanka ah ee ka dhacay deegaanka Jameecada oo 25 KM u jira degmada Buurhakaba ayaa waxaa hadda ku sugan Xoogga Dalka, .

ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgallo qorshahan iyo mid toos ah kawada guud ahaan deegaannada ay khawaarijta kaga suganyihiin dalka, waxaana laga khaarajiyay khawaarijta horjoogayaal iyo maleeshiyaad tiro beel ah, iyadoo kuwa badanna ay isku soo dhiibeen laamaha amniga si loo horgeeyo Cadaaladda.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed