Somaliland

Warbaahinta Soomaliland oo baaq loo diray

Ururka Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa saxafiyiinta ugu baaqay in ay wararka iska hubsadaan isla markaana ay ka foojignaada...

Xisbiga Wadani oo ka jawaabay war ka soo baxay DFS

Xisbiga Waddani ayaa cambaareeyay go'aankii ay dowlada Soomaaliya shalay amarka joojinta isticmaaalka magaca Somaliland ku dul dhi...

Faysal Cali Waraabe ” Soomaliya waxay noqonaysaa Masarta labaad ”

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID, Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in heshiiska ciidan ee Masar iyo Soomaaliya ...

Cali Mareexan ”dhul ay leedahay Soomaliland Soomaliya ma siin karto Itoobi...

Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in Soomaaliya ay heshiis kula gali karto Itoobiya  inta ay maamusho ee badda, balse aanay bixin...

MW Muuse Biixi ” In Xamar looga taliyo Soomaliland suuragal maahan ”...

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan magaalada berbera, ayaa wax aan suuragal ahayn ku tilmaamay in heshiis ay do...

Waddani & Kaah oo ku heshiiyay in ay dhisaan Musharrax Cabdiraxmaan Cirro

Xisbiyada Mucaaradka ah ee Waddani iyo Kaah ayaa ku heshiiyay in ay isbaheysi ku noqdaan Doorashada Somaliland ka dhacaysa bisha 1...

Fadhiga Golaha wakiilada ee Somaliland oo maanta u baaqday kooram la’aan

Waxaa maanta baaqday Fadhiga Golaha wakiilada ee Soomaaliland, kaas oo lagu ballansanaa xasaanad ka qadista xildhibaan Maxamed Xas...

DFS oo sheegtay in la soo afjaray weerarkii Xabsiga dhexe

Afhayeenka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Cabdiqani Maxamed Qalaf ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaalkii maanta ka dhacay gudaha Xab...

Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay Safiirka Maraykanka

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti uu hoggaaminayo safiirka dalka Ma...

Somaliland ” Waxaan iska difaacaynaa cadow isasoo bahaystay ”

Shir aan caadi ahayn oo ay Golaha Wasiirada Somaliland yeesheen oo uu shir guddoominayay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa laga s...

Somaliland oo beenisay war ka soo baxay Dowlada Jabuuti

Somaliland ayaa soo bandhigtay caddaymo ay sheegtay in ay muujinayaan jiritaanka jabhad ka dhan ah jiritaankeeda oo ku sugan dalka...

MW Muuse Biixi ” Hishiiskii Itoobiya waa khasab in uu hirgalo ”

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in Somaliland iyo Itoobiya ay ka go'antahay in isfahankii badda loo badalo...

Facebook Feed

Twitter Feed