Somaliland

Somaliland oo joojisay ciid dalka Jabuuti uu ka raran jiray gobolka Salal

Somaliland ayaa joojisay ciidda niista ee dhismayaasha loo adeegsado, oo dalka Jabuuti uu ka raran jiray gobolka Salal ee Somalila...

MW Ciro ” Soomaliland way difaacanaysaa dhulkeeda ”

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo khudbad sannadeedkii dastuuriga ahayd u jeediyay Golaha Baarla...

MW Ciro oo si adag uga hadlay safarka Ra’iisul Wasaare Xamse

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa safarka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, uu...

Golaha Wakiilada Soomaliland oo si adag uga hadlay safarka RW Xamse ee Laascaano...

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa faragelin qaawan ku tilmaamay booqashada uu Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ku tagay magaalad...

Soomaliland oo ka hadashay safarka RW Xamse ee Laascaanood

Xukuumadda Somaliland ayaa ka digtay safarka uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ku tagayo magaalada Laascaanood,...

Somaliland oo cambaareeyay socdaalka RW Xamse ee Laascaanood

Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliland ayaa si kulul u cambaareeyay socdaalka la filayo in uu Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Ca...

Madaxada Somaliland ayaa si weyn ula dabaaldagay munaasabadda Ciiddul Fitriga, shacabka ku dhaqan deegaanadaasi iyaga oo isugu soo...

Somaliland oo ka jawaabtay dekedaha la sheegay in Soomaaliya ay siinayso Marayka...

Xukuumadda Somaliland ayaa warka ay qortay jariidadda Semafor, ee sheegaya in Soomaaliya ay dekedda Berbera ugu yaboohday Maraykan...

Somaliland oo beenisay in qaabilaadda dadka reer Qasa ay ku doonayso aqoonsi

Xukuumadda Somaliland ayaa beenisay warbixin ay Al Jazeera ku sheegtay in qaabilaadda dadka reer Qasa ay Somaliland ku beddelanays...

Hargeysa oo laga mamnuucay qaadashada hubka fudud sida midiyaha

Guddida Nabadgelyada Caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa go'aanno ay gaadheen ku mamnuucay qaadashada hubka fudud sida midiyaha...

Somaliland: Wiil reer Berbera ah oo jacayl dartii dab isku qabadsiiyay

Wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Berbera ee Somaliland ayaa dab is qabadsiiyay, kadib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay...

Muxuu Madaxweyne Ciro ka yiri dagaalkii Buqdharkayn?

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi 'Cirro', ayaa dagaalkii daraad ka dhacay Buqdharkayn ku tilmaamay weerar...

SBC Radio Live

Facebook Feed