Somalia

Safarada Soomaliya ee Kenya oo laga daah-furay buuga tacsida ee Prof Jawaari

Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kenya ayaa soo bandhigtay xogta la xiriirta Danjireyaal u tagay in ay saxiixaan Buugga Tacsida ah e...

Muxuu ku qotomaa socdaalka MW Xasan Sheekh ee magaalada Wargaadhi?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow gaaray magaalada Wargaadhi ee gobolka Shabeel...

RW Xamse oo saxiixay buuga tacsida ee Marxuum Prof. Jawaari

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku booqday hoyga ay ka daggan yihiin m...

Hantidhowraha Qaranka oo soo bandhigay Isbaddelka ka dhashay la dagaalanka Musuq...

Hantidhowraha guud ee Qaranka Axmed Ciise Guutaale oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa soo bandhigay isbaddelka Dhaqaalaha ee ku ...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Xuska 1-da Luulyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay munaasabadda xuska sannad guurada 64-aad e...

MW Xasan ” Waxaan sameyn doona Maktab lagu uruuriyo wixii uu ka tagay Aada...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay Madaxweynihii ugu horreeyay Dalka AUN Aadan ...

DFS iyo Itoobiya oo kuwada hadlaya dalka Turkiga

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadad & Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi...

QM oo ka digtay halista amni ee kooxda Alshabaab

Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, ayaa ka digay kooxda Alshaba...

Madaxda qaranka oo ka qeyb-galay Aaska Marxuum Jawaari

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan madaxda kale ee Qaranka ayaa ka qa...

RW Xamse oo magacaabay Gudiga Aaska Marxuum Jawaari

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddi si gaar ah u agaasima Aaska Marxuum Pr...

DFS oo beenisay inay wada hadalo la galayso kooxda Alshabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay inay wada hadalo la galayso kooxda Al-Shabaab La-taliyaha Amniga Qaranka Xuseen macallin Maxa...

DFS iyo Ururka Sanduuqa Horumarinta Caalamiga ah ee OPEC oo heshiis galay

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Vienna ee xarunta Wadanka...

SBC Radio Live

Facebook Feed