Somalia

DFS oo digniin xoogan ka soo saartay shirkadda Duulimaadyada Ethiopia

Hay’adda Duulista Soomaaliya ayaa digniin u dirtay diyaaradda Ethiopian Airlines, iyadoo sheegtay inay ka walaacsan tahay xadgudub...

MW Xasan oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee dalka Shiinaha

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka, Danjiraha cusub ee Jamhuuri...

Taliyaha NISA” Ciidamada amnigu waxay ka hortageen qarax …”

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa tegay xaafadda Arbacow ee...

QM oo beenisay inay soo saartay digniin Amni oo Ku wajahan shaqaalaheeda Muqdish...

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa iska fogeeyay warbixin la sheegay in Qaramada Midoobay ay soo saartay oo dhi...

Shir ku saabsan Xasillinta Deegaannada Hirshabelle oo ka dhacay Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaama ayaa guddoomiyay shir ku saabsan Xasillinta Deegaannada Hirshabelle o...

Xildhibaanada kasoo jeeda Puntland oo eedeymo u jeediyay madaxda DFS

Qaar kamid ah Xubnaha labada aqal ee baarlamaanka ee kasoo jeeda Puntland, ayaa walaac xooggan ka muujiyay in dowladda Federaalka ...

Golaha shacabka oo Dood ka yeeshay canshuur dowladu soo rogtay

Mudanayaasha Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya oo maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada ...

Golaha Shacabka oo ka doodaya Berri Mooshin ka dhan ah Canshuurta

Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa berri oo Isniin ah waxa ay fadhi gaa...

Afhayeenka Booliiska oo Suxufiyiinta Muqdisho ka raalligeliyay hadal gef ah oo k...

Afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa raalligelin ka bixiyay gef uu horay ugu geystay...

Suuqyada Muqdisho oo u xiran Canshuurta ay soo rogtay DFS

Suuqyada Waa weyn ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta u xiran canshuurta ay soo rogtay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka S...

MW Xasan Sheekh “Waa riyo aan rumoobi doonin in Itoobiya ay dhulkeena qaad...

Madaxweynaha dowladda fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markale si adag uga hadlay damaca iyo xadgudubka dowladda I...

Maxaa looga hadlay kulankii golaha shacabka ee maanta?

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliy ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga...

SBC Radio Live

Facebook Feed