Somalia

MW Xasan Sheekh oo daah-furay shirka golaha wadatashiga qaran

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga ...

Janaraal Asad: Waxa aan curin doonnaa qorsheyn Amni oo lagu saleeyay Cilmi &...

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Janaraal Asad Cismaan Cabdullaahi oo maanta ka hadlay shaqada cusub uu qabtay ayaa sheega...

Maraykanka oo sheegay in Daacishta ku sugan waqooyiga Soomaaliya ay tiradooda ay...

Kooxda Daacish ee ka dagaalanta waqooyiga Soomaaliya (Puntland) ayaa ku dhawaad laba jibaarmay baaxaddooda, sida uu VOA u sheegay ...

MW JFS oo Muqdisho ka daahfuray Shirweynaha 1aad ee hormarinta maalgashiga Beera...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha looga h...

Taliyaha cusub ee Booliska Soomaliya oo xilkii la wareegay

Wasiirka Wasaaradda amniga gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo Taliyaha cusub ee ciid...

NISA oo gacanta kusoo dhigtay Shabakad Shabaab ah oo weeraro ka fulin rabay Muqd...

Ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa howlgalo ay ka sameeyeen gudaha magaalada Muqdisho kusoo qabtay Shabaka...

Soomaaliya oo USAID la saxiixatay heshiis lacageed dhan $68.5 milyan oo ku saabs...

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Maalgashiga XFS  Maxamuud Cabdiraxmaan Beenabeene iyo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Biixi ...

Midowga Yurub oo 9 Malyan ugu deeqay Soomaaliya

Midowga Yurub ayaa Soomaaliya u balan-qaaday Sagaal Milyan oo Yuuro, iyadoo Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya, Biixi Imaan...

Tababar loo soo xiray sarakiil ka tirsan ciidamada xooga

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo saraakiisha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta tababar u s...

RW Xamse“Qurba joogteenna Soomaaliyeed waxa ay buuxiyeen kaalintii dowladnimada....

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa khudbad ka jeediyay Shirka Qurbajoogta Soomaaliyeed, k...

MW Xasan Shiikh “Waa dambi in ganacsadaha isku dayo la dhuumashada Canshuurta”

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ay lagama maarmaan tahay in la bixiyo canshuurta, isaga oo...

Masar ” Itoobiya waxay wada ficilo ka dhan ah Madaxbanaanida Soomaliya ...

Wasiirka arrimaha dibadda Masar Badar Abdelatty oo khudbad ka jeedinayay kalfadhiga 79-aad ee golaha loo dhan yahay ee Qaramada Mi...

SBC Radio Live

Facebook Feed