Somalia

Khayre iyo Rooble oo ka hadlay dagaalkii Taarabuunka ka dhacay

Ra'iisul wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Xasan Cali Kheyre ayaa si kulul u cambaareeyay dhacdooyinkii ...

Khasaare ka dhashay dagaal ka dhacay Muqdisho

 Dagaal culus ayaa saaka waaberigii ka qarxay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Degmada Hodan, kaddib salaaddii Subax, Israsaaseynta ...

Kulan Villa Soomaaliya uga socda Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Xubnaha Mucaaradka

Shirkii u dhexeeyey Madaxweytooyada Somalia iyo madasha la magac baxday samatabixinta oo ay ku midaysan yihiin siyaasiyiin mucaara...

Bangiga Adduunka oo ansixiyay gargaar dhaqaale oo gaaraya $125 milyan

Guddiga Maamulka Sare ee Bangiga Adduunka ayaa oggolaaday maalgelin labaad oo Soomaaliya loogu talagalay taageerada siyaasadaha ho...

MW Xasan oo iska diiwaangeliyay doorashada hal qof iyo hal cod

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo ah Madaxweynaha Soomaaliya isla markaana ah guddoomiyaha xisbiga siyaasadeed ee JSP, ayaa si ...

Soomaaliya oo Golaha Ammaanka ka caddeysay muhiimadda ilaalinta sharciga badda

Intii lagu jiray dood furan oo ku saabsan amniga badda oo ay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC) qabtay, ayaa Dowladda Soo...

Wasiir Fiqi iyo AUSSOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amniga.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Gudd...

Trump oo sheegay in uu ka fiirsanayo arrinta aqoonsiga Somaliland

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, oo ka jawaabay su’aal ku saabsanayd waxa uu ka yeelayo aqoonsiga Somaliland oo la sheegay i...

DFS oo faahfaahin ka bixisay dagaalo culus oo mudo todobaad ah ka socday Bariire...

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay daga...

Kaarka Aqoonsiga Qaranka oo Laga Dhigay Shardi Lagu Helo Baasaboorka Soomaaliyee...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) iyo Hay’adda Diiwaangelinta Dadweynaha iyo Aqoonsiga Qaranka (NIRA) ayaa ku dhawaaqay isbe...

MW Xasan Shiikh oo warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha 9 wadan

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjiranimo safiir...

Dowlada Soomaaliya iyo UK oo ka wada hadlay Doorashada qof iyo codka ah

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Danjiraha...

SBC Radio Live

Facebook Feed