Somalia

Soomaliya oo diiday in la barakaciyo shacabka Qasa

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si cad uga hor timid damaca Maraykanka iyo Israa’iil ay is tusiyeen ee ah in si qasab ah loo b...

DFS oo sheegtay in ay joojisay fulinta xukuno dil ah oo dhalinyaro lagu fulin la...

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Macalin ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay...

Puntland oo sheegtay inay dishay madaxii Daacish u qaabilsanaa diyaaradaha Drone...

Puntland ayaa sheegtay inay dishay madaxii kooxda Daacish u qaabilsanaa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (drones) ee qaraxyada xam...

Maxay ansixiyeen golaha Wasiirada Soomaliya ?

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda Tobobaadlaha ah ayaa kaga wada hadlay arrimo dhowr...

Muxuu RW Xamse kala hadlay Danjire James Swan?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiska ku qaabilay Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee X...

DFS oo si rasmi ah u daahfurtay Kaarka Qqoonsiga Qaxootiga

Hay’adda Qaxootiga Qaranka ayaa maanta daahfurtay diinwaangelinta kaarka qaxootiga iyo magan galyo doonka ku sugan gudaha Soomaali...

Xildhibaano Puntland ka soo jeeda oo hadalo kulul isweydaarsaday

Xildhibaan Cabdullaahi Faarax Mire oo maanta ka hor hadlayay Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sheegay in ay jiraan mas’uuliyiin ...

Golaha Shacabka oo maanta meel mariyay Hindise Sharciyeedyo muhiim ah

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay laba hindise sharciyeed oo kala ah hind...

DFS oo digniin kale udirtay dadka la Macaamila Al-Shabaab

Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in ay weli jiraan dad shacab ah oo la macaami...

MW Xasan Sheekh muxuu kala hadlay Culimada Soomaliyeed ?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan afur ah xalay ugu sameeyay Culuma’udiinka Soomaaliyeed...

“Xisbigeyga wuxuu ku qasbanyahay in uu cod ka helo ….”MW Xasan Sheek...

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa sheegay in doorashooyinka dadban ee dalka lagusoo maamula...

NISA oo war ka soo saartay dilka horjooge Yuusuf Dheg-naas

Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaysay saaxiibada caalamka, ayaa sheegtay inay duqayn qorsheysan ka f...

SBC Radio Live

Facebook Feed