Somalia

Guddiga xuska maalmaha xorriyadda oo Muqdisho ku kulmay.

Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda ahna Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada XFS, Xildhibaa...

Mucaaradka Soomaliya oo la kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh

Shir u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa maanta ka furmay magaala...

NISA oo war ka soo saartay howlgal ka dhacay gobolka Hiiraan

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaysa Saaxiibada caalamka ayaa howlgal ka fuliyay deegaanka M...

Soomaaliya oo si adag u cambaareysay weerarka ay Iran ku qaadday dalka Qatar

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaaraysay weerarka ay Iran ku qaadday dal...

Madaxweyne Xasan oo daah-furay Hiigsiga Qaran ee 2060-ka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daahfuray Hiigsiga Qaran ee 2060 ayaa sheegay i...

Ciidamo Uganda oo lagu dilay Sabiid iyo Canoole

Todobo ka mid ah ciidamada Uganda ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ayaa lagu dilay Dagaalkii Kooxda Al-Shabaab looga qabsaday...

”Doorasho Dadban dib loogu laaban maayo ” RW Xamse

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in madaxda Dowladda aysan diyaar u ahayn in dalka uu mar...

MW Xasan oo qaabilay Madaxa Guddiga Dhaqaalaha Qaramada Midoobay ee Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka, Mada...

RW Xamse oo la kulmay hoggaanka ururrada siyaasadeed ee is diiwaangaliyey

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay hoggaa...

Guddoonka labada aqal oo shaaciyay waqtiga uu xirmaayo kalfadhiga Lixaad

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in maalinta beri ah oo ay taariikhdu tahay 22-ka Bisha ...

DFS oo dib u dhigtay qabsoomida Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka oo lagu waday inuu si rasmi ah uga furmo magaalada Muqdisho 22 ka bishan oo ku beegan maalinta ...

Dowladda Soomaaliya oo beenisay warar lagu faafiyay baraha bulshada

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa si cad u sheegtay in dhammaan xubnihii wafdigii ka qeyb...

SBC Radio Live

Facebook Feed