Somali News

MW Guudlaawe oo dagaalka AS kala hadlay Safiirada Mareykanka iyo Turkiga.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay Safiirada Mareykanka iyo Tu...

Puntland oo xukun adag ku riday Nin jir dilay Ilmo yar oo qoxooti ah

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobolka Nugaal ayaa xabsi afar sano ah iyo ganaax lacageed oo dhan $1,500 ku ridday Cabdifataax Cab...

Muxuu RW Xamse kala hadlay Danjire James Swan?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiska ku qaabilay Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee X...

DFS oo si rasmi ah u daahfurtay Kaarka Qqoonsiga Qaxootiga

Hay’adda Qaxootiga Qaranka ayaa maanta daahfurtay diinwaangelinta kaarka qaxootiga iyo magan galyo doonka ku sugan gudaha Soomaali...

Xildhibaano Puntland ka soo jeeda oo hadalo kulul isweydaarsaday

Xildhibaan Cabdullaahi Faarax Mire oo maanta ka hor hadlayay Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sheegay in ay jiraan mas’uuliyiin ...

Golaha Shacabka oo maanta meel mariyay Hindise Sharciyeedyo muhiim ah

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay laba hindise sharciyeed oo kala ah hind...

In dulmiga tolnimo layskugu taageero Islamka waa diiday “Sheikh Cali Wajiis “

https://www.facebook.com/watch/?mibextid=wwXIfr&v=643908801661838&rdid=ZJbakamrlcCi2L08

Nabadoono caan ah oo ku dhintay qaraxii Baladweyne

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ku bilaawday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo uu xigay...

Puntland oo furimaha dagaalka ka mabnuucday qaadka

Puntland ayaa mamnuucday in qaadka loo iib geeyo deegaannada dhaca Furimaha Dagaalka buuraleyda calmiskaad Gobolka Bari sida lagu ...

Qarax ka dhacay magaalada Baladweyne

Kooxda Al-shabaab ayaa goordhaw weerar qaraxyo ku bilaawday ku qaaday Hotel ku yaala Xaafada Howlwadaag ee magaalada Baledweyne. ...

DFS oo digniin kale udirtay dadka la Macaamila Al-Shabaab

Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in ay weli jiraan dad shacab ah oo la macaami...

MW Xasan Sheekh muxuu kala hadlay Culimada Soomaliyeed ?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan afur ah xalay ugu sameeyay Culuma’udiinka Soomaaliyeed...

SBC Radio Live

Facebook Feed