Somali News

Baarlamaanka oo ka dooday wax ka bedelka Dastuurka KMG ah

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, Cali Shacbaan Ibraah...

RW Xamse oo gudoomiyay shir looga hadlayay Isbadalka Cimilada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir muhiim ah oo...

Maraykanka oo beegsaday Saldhigyo ay leeyihiin Xuutiyiinta Yemen.

War kasoo baxay Taliska Dhexe ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in weerarro is xig-xigay ay ku beegsadeen Yemen gaar ahaan Saldhigyo...

Shacabka Muqdisho oo taageeray hishiiskii DFS iyo Turkiga

Waxaa Maanta oo Sabti ah garoonka Kubadda Cagta Injineer Yariisoow ee magaalada Muqdisho ka dhacaya banaanbax aad u balaaran oo la...

MW Guudlaawe oo gudoomiyay shir looga hadlayay khataraha daadadka

Golaha Wasiirrada Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa fadhi gaar ah oo uu shir-guddoomiyay Madaxweynaha Dowlad-Goboleedkaas isla ...

Muxuu saxiixay Madaxweyne Xasan Sheekh ?

Madaxweyne Xasan Shiikh oo qalinka ku guugey heshiiska ilaalinta Badda ee ay Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga. “Waxa...

Tirada dadka ku dhintay Gaza oo korortay

Ciidamada Irsaa'iil ayaa kordhiyay duqeymaha ay ka wadaan magaalada Rafah ee Koonfurta Marinka Gaza, waxaana duqeymo culus ay shal...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo guddoomiyay shirka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Sha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoo...

MW Muuse Biixi ” Hishiiskii Itoobiya aan la galnay waa fulayaa ”

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa si adag u sheegay in heshiiska Somaliland iyo Itoobiya, uu fuli doono, isla markaa...

MW Xasan Sheekh oo ka hadlay Hishiiska ay Turkiga la gashay Dowladiisu

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo warbaahinta kula hadlay Villa Somalia ayaa ka hadlay heshiiska ay dowladda Soomaa...

Maxay ansixiyeen Baarlamaanka Soomaliya ?

Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey heshiis ay dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda ...

RW Xamsa Cabdi ” Waxaanu gaarnay go’aan aanu ku yeelanayno walaal d...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo faah-faahin ka bixiyay heshiiska Golahiisa Wasiirrada ku ...

Facebook Feed

Twitter Feed