Somali News

Soomaaliya oo maanta si rasmi ah u daahurtay Adeegga Fiisaha Online-ka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay adeeg cusub oo Online ah, kaas oo dadka ajaanibta ah ugu sahla...

Golaha Samatabixinta oo si adag uga hadlay xarigga Nabaddoon Xaadoole

Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed garabka uu hoggaamiyo madaxweynihii hore dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa warsaxaafadeed kasoo s...

Cabdirisaaq Khaliif: Firdhiye waxaa dhisaysa DFS wuxuuna ka tirsan yahay xisbiga...

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka maamulka Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed, oo haatan musharrax u taagan xilka madaxweynaha...

MW Deni oo Boosaso la kulmay James Swan

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Garoowe ku qaabilay Ergayga Qaramada Midoobey...

Somaliland oo sheegtay in DFS ka heshay deeq lacageed oo dhan $700,000.

Guddiga Abaaraha Somaliland ayaa ku dhawaaqay in ay soo gaartay gargaar lacageed dhan $700,000 oo loogu talagalay dadka ay abaaruh...

Mareykanka oo sheegay in uu Duqeymo ka fuliyay Putland

Taliska Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa ku dhawaaqay inuu soo gabagabeeyay hawlgal laba toddobaad socday oo dhammaaday 23-kii ...

Ciidanka Puntland oo la wareegey ceelka Ida-kacab ee duleedka Yucrin.

Ciidanka difaaca dowladda Puntland oo maalmihii la soo dhaafay wadey hawlgallo ka dhan ah kooxda nabaddiidka ah ee Daacish ayaa sa...

Xubno katirsan madashii mucaaradka oo heshiis la galay Madaxweyne Xasan Sheekh.

Qaar kamid ah xubnihii madasha samatabixinta mucaaradka Somalia ee fadhigeedu ahaa Magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqay qorshe ay ...

Puntland oo shaacisay natiijada imtixaankii fasalka 12aad ee dugsiyada sare.

Wasaaradda Waxabarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maanta shaacisay natiijada imtixaanka Fasalka 4aad ee dugsiy...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo dil toogasho ah Fulisay

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa dil toogasho ah ku fulisay Anas Cabdulqaadir Cali Maxamuud “Salmaan” iyo Aadan Mursal Maxam...

Saadaq Joon oo maanta doorasho u galaya kursigii uu ku guulaystay Janaayo 2022

Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) oo shalay isu diiwaangeliyay kursiga HOP248 kuna guulaystay 27kii Janaayo sanadkii 2022 ayaa saak...

Natiijada Imtixaanka Dugsiyada sare ee dalka oo lagu dhawaaqay

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi aj u shaacisay natiija...

SBC Radio Live

Facebook Feed