Somali News

RW Xamse “Waqti uma hayno is qabqabsi danbe ”

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa markale si faahfaahsan uga hadlay ansixinta afarta cutub ...

MW Xasan oo booqday deegaano ka tirsan Galmudug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmu...

Catriona Laing oo ka dayrisay mustaqbalka Soomaliya

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Catriona Laing ayaa sheegtay mustaqbalka Soomaaliya inuu halis ku jiro. Waxay sheegtay da...

DFS oo digniin kasoo saartay waxyeelo ka dhalan karta roobab la filayo iney dalk...

Hay'adda maareynta musiibooyinka qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa maanta soo saartay digniino ku aadan roobabka Gu'ga oo la fila...

Mucaaradka Turkiga oo Guullo ka gaaray Doorashooyinkii Dowladaha Hoose.

Xisbiga ugu weyn mucaaridka Turkiga, ayaa guulo waaweyn kasoo hooyay doorashooyinki dowladaha hoos ee Axaddii shalay ka dhacay guu...

MW Xasan oo saxiixay nuqulka wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay nuqulka rasmiga ah ee wax ka beddelka cutubyada 1aad, 2aad, 3aad iyo 4...

MW Deni oo Garoowe ku qaabilay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo ay...

Koonteenaro gargaar ah oo ku wajahan Magaalada Qaza

Ugu yaraan shan qof ayaa dhintay, tobanaan kalena waa ku dhaawacmeen ka dib markii ay buuq iyo fawdo hadheeyeen, gargaar bini’aada...

Booliiska Somaliland oo soo qabtay dirawal jiidhay wiil 9 jir ah oo baxsaday

Booliiska Gobolka Saaxil ee Somaliland ayaa gacanta kusoo dhigay nin ku eedaysan in uu baabuur jiidhsiiyay wiil yar oo 9 jir ah ha...

Puntland oo Aqoonsigii kala laabatay Hay’addaha dawladda Federaalka,

Puntland ayaa ku dhawaaqday in aqoonsigii iyo  kalsoonadii kala laabatay Hay'addaha dowlada Faderaalka ah ee Soomaliya ka dib kula...

RW Xamse oo bogaadiyay ansixinta waxkabadalka dastuurka Soomaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku boggaadiyey Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaa...

MW Xasan Sheekh oo war ka soo saaray ansixinta dastuurka Soomaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Laba...

Facebook Feed

Twitter Feed