Somali News

Khilaaf ka dhex taagan labo Wasaaradood oo kawada tirsan Puntland

Wasaaradda Kalluumaysiga ayaa shaaca ka qaadday in shaqadeedii Badda & kalluumeysiga ay ku haysto Wasaaradda Maaliyadda ayna...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Deni iyo Safiirka UK?

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntand, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Dowladda Ingiriiska ...

Muxuu G. Aadan Madoobe kal hadlay Gudiga Joogtada ah ee Aqalka hoose?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta guddoomiyay k...

Heshiis laga gaaray wajiga kowaad ee joojinta dagaalka Qaza

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in wejiga koowaad ee heshiiskii nabadeed ee Gaza la gaaray, taasoo la micno ah...

UK oo ballanqaadd cusub u sameysay dowlada Soomaliya

Boqortooyada Ingiriiska ayaa ballanqaadday inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Soomaaliya ee ku saabsan xoojinta xuquuqda aad...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta ansixiyay heshiisyo cusub

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey saddex heshiis ...

Garowe: Nin kufsaday Caruur Yaryar oo Xabsi 25 Sano ah lagu xukumay

Maxkamadda Gobolka Nugaal ayaa maanta 25 sano oo xarig ah ku xukuntay Sharmaarke Xuseen Yuusuf, ka dib markii lagu helay dambiyo c...

Trump oo markale weerar afka ah ku qaaday Soomaaliya

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa markale weerar afka ah ku qaaday Soomaaliya isaga oo tusaale aan isku dhigmin ku dhinac ...

Soomaliya iyo Uganda oo Hishiis amni wada galay

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa maanta magaalada K...

QM oo aqbashay in Soomaliya Si Madaxbannaan u Maamusho Arrimaheeda Xuquuqul Insa...

Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay qaraar taariikhi ah oo Soomaaliya dib ugu wareejinaya maamulka madaxb...

DFS oo beenisay warar sheegayay heshiis qarsoodi ah oo ay la gashay Sweden

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si cad u beenisay warar dhawaan lagu baahiyey warbaahinta, kuwaasoo sheegayey in heshiis qarso...

NISA oo Howlgal ka fulisay Shabeelaaha Dhexe

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa xalay si qorsheysan u fu...

SBC Radio Live

Facebook Feed