Somali News

Midowga Afrika oo ka shiray Mustaqbalka Ciidanka AUSSOM

Golaha nabadda & Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa kulan gaar ah ka yeeshay Mustaqbalka howlgalka Ciidanka AUSSOM oo u baahan ta...

DG Koofur Galbeed oo qaylo dhaan ka soo saartay Abaarta

Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ayaa ka qayliyo dhaamisay xaaladaha abaar iyo macluusha ka dhalatay ee saamaynta taban ku reebtay...

Wasiir Fiqi ” 18 kun oo Askari baan gaarsiin doonoa ciidankeena ”

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallim Fiqi ayaa sheegay in dalka uu horumar ka gaaray...

MW Deni oo xarigga ka jaray taliska ciidan oo casri ah.

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa si rasmi ah u furay dhismayaasha cusub ee Taliska Guud iyo Xa...

Morocco: 37 qof oo ku dhintay daadad xooggan oo ka dhashay roob da’ay

Warbaahinta dawladda ee SNRT News ayaa Isniintii soo xigatay mas’uuliyiinta maxalliga ah inay sheegeen in ugu yaraan 14 qof lagu d...

Saraakiil ka tirsan Turkiga oo tagey Baydhabo iyo MW Laftagareen oo la kulmay

Saraakiil sare oo ka socda Talista Kulliyada Turksom oo uu hoggaaminayo Sarreeye Gaas Sebahattin ayaa gaarey magaalada Baydhabo ee...

Jamaal Maxamed Xasan oo maanta loo dhaariyay Wasiirka Ganacsiga & Warshadah...

Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta loo dhaariyay Xilka Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaali...

Eretareeya oo ka baxday Urur Goboleedka IGAD

Dalka Eretareeya ayaa isaga baxay xubinnimada urur goboleedka IGAD, Xukuumadda Asmara ayaa ururkaan ku eedeysay in uu yahay mid is...

Madaxweyne Deni oo ka hadlay geerida Jaamac Cali Jaamac.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Madaxweynihii hore ee Puntland Allaah h...

Puntland oo qabatay doon siddey budooyinka laga sameeyo qaraxyada

Ciidamada Puntland ee PMPF ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen doon siddey budooyinka laga sameeyo qaraxyada, taas oo lagu qabta...

MW hore Puntland Jaamac Cali Jaamac oo Geeriyooday

Siyaasi Jaamac Cali Jaamac oo xilal kala duwan ka soo qabtay Soomaaliya iyo Puntland ayaa caawa ku geeriyooday isbitaalka ku yaall...

Booliska oo soo bandhigay Wiilal lagu afduubtay Muqdisho

Booliska Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo bandhigay laba Wiil oo wada dhalatay, oo Mataane ah kuwaas oo horey loo ...

SBC Radio Live

Facebook Feed