Somali News

Ra’iisul wasaare ku xigeen Saalax Axmed oo codeeyay doorashada qof iyo codka ah

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac ayaa kamid noqday muwadiniinta Soomaaliyeed ee ...

MD Xasan Shiikh oo codeeyay doorasho qof iyo cod ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo Q...

Doorasho qof iyo cod ah oo ka socota Muqdisho

Shacabka magaalada Muqdisho ayaa saaka oo khamiis ah u dareeray goobaha codbixinta ee loo qorsheeyay in ay ka dhacaan doorashooyin...

Maraykanka oo Fiisaha u diiday Muwaadiniin u dhashay UK

Labo qof oo ololeeya una dhashay UK ayaa ka mid ah shan qof oo Mareykanku u diiday fiisaha dalkiisa kuwaas oo lagu eedeeyay in a...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay tirada dadka codeynaya doorashada qof iyo co...

Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee Doorashooyinka, Cabdikariim Axmed, ayaa shaaciyay tirada guud ee muwaadiniinta qaatay kaararka codey...

Maraykanka oo 18 sano kaddib jaray lacagtii uu ku bixinayay Ciidamada Afrika ee ...

Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa go’aan qaraar ku qaatay in uu hakiyo lacagta uu ku bixiyo ciidamada sugaya amniga Soomaaliya...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u jawaabey golaha Mustaqbalka Somalia.

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag uga hadlay shirkii ay dhawaan Kismaayo ku yeesheen madaxda Puntland, Jubba...

Taliyihii Guutada Afmeer ee Puntland oo dhaawacmay

Taliyihii guutada Afmeer Col. Sakariye Aadan Cali iyo shan askari oo kale ayaa dhaawac soo gaaray, kaddib markii is-rasaaseyn dhex...

Farmaajo oo sheegay in qabyaalad la dhex galiyay ciidamada xooga dalka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in burbur ku yimid ciidanka xoogga dalka, taas oo ay ke...

Wiil dhalinyaro ah oo xalay lagu dilay Gaalkacyo

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa xalay lagu dilay wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaaabi jiray Cabdullaahi Maxame...

Baarlamaanka Federaalka oo ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda 2026

Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka iyo Jaamacadda Muqdisho oo Qabtay Madasha Saddexaa...

Madasha Amniga Saaybarka Qaranka ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Muqdisho, iyadoo ay si wadajir ah u soo qabanqaa...

SBC Radio Live

Facebook Feed