Somali News

MW Xasan Sheekh oo la Kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa kulan...

Masar oo ogolaatay in baasaboorka diblomaasiga ah ee Soomaaliya laga dhaafo dal ...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Axmed Macallin Fiqi ayaa magaalada Qaahira ee dalka Masar kula saxii...

Taliye Asad oo dalacsiiyay Askarigii dhawaan lagu dhex jirdilay Golaha Shacabka

Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa darajada Laba Xidigle u dalacsiiyay askarigii...

Soomaliya iyo Masar oo kala saxiixday Hishiisyo Mihiim ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Masar Mudane Cabdul...

Maxaa lagu ansixiyay shirkii golaha wasiirada Soomaliya

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa u cusboonaysiiyey mud...

MW Ciro oo magacaabay Taliyaash Militeriga iyo Booliska Soomaliland

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa taliyaha millateriga u magacaabay Sarreeye Guuto Nimcaan Yuu...

DFS oo digniin u dirtay Ganacsatada la Macaamila AS

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayay digniin ugu dirtay Ganacsat...

Puntland ” DFS ayaa carqalad ku ah dagaalka Daacis ”

Puntland ayaa si adag u eedeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay caqabad ku tahay dadaallada lagu daryeelayo dhaawacyada ciida...

Breaking Barriers: Mogadishu Women Traffic Police Pave the Way for Change

In Somalia, where traditionally certain jobs are meant only for men, a group of women are breaking these barriers and re-writing t...

RW Xamsa oo xarig jaray Xarunta gurmadka degdegga ah ee Isbitaalka De Martino

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xarig jaray xarunta gurmadka degdegga ah ee Isbi...

MW Xasan Sheekh oo guddoomay Abaalmarinta Hoggaamineed ee Afrika

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Davos ee dalka Switzerland lagu  guddoonsiiyey Ab...

Agaasimaha Waaxda Sugnaanta Cuntada Iyo Isbadalka Cimilada ee Wasaaradda Beeraha...

Agaasimaha Waaxda Sugnaanta Cuntada Iyo Isbadalka Cimilada ee Wasaaradda Beeraha, ayaa sheegay in dowaladda fadeeralka Soomaaliya ...

SBC Radio Live

Facebook Feed