Jubbaland

Jubbaland oo ka hortimid go’aanadii madasha wadatashiga qaran

Maamulka goboleedka Jubbaland ayaa si adag  uga horyimid qodobadii kasoo baxay shirka golaha wadatashiga Qaranka ee Xalay lagu soo...

Madaxweynaha Jubbaland oo dagaalka AS kala hadlay saraakiisha ciidamada ATMIS

Saacadihii la soo dhaafay waxaa magaalada Kismaayo ka qabsoomay kulamo looga hadlay dardar galinta dagaalka AS iyo howlgallada soc...

Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo isaga baxay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee ka socda Magaalada...

Jubbaland oo faahfaahisay howlgalo ka socda Jubbada Hoose

Taliyaha ciidanka Daraawiishta maamulka Jubbaland Jeneraal Ismaaciil Saxardiid Kaydsane oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalad...

Jubbaland oo ka horyimid dhaqan-gelinta canshuurta Iibka

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka horyimid dhaqangelinta canshuurta Iibka 5%, iyaga oo sheegay in aan lagala tashan nidaamkii lo...

Jubaland oo laga mabnuucay isticmaalka Indhashareerka

Ciidamada ammaanka ee Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay oo gubay boqollaal indho shareer ah oo ay xirnaayeen haweenka ku nool magaa...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo booqday Ciidamadamada ku sugun Deegaanka Buulo Xaaji

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad go...

MW Axmed Madoobe oo booqday deegaanka Buuloxaaji

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho Tariikhi ah oo dhiiri galin ah ugu tagay Ciidama...

Jubbaland oo Dil toogasho ah ku fulisay Rag ku eedeysan AS’.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta oo Talaado ah waxa ay Xukun Dil Toogasho ah ku fulisa...

Jubbaland oo Guddi u saartay gubashada Suuqii Degmada Luuq ee Gobolka Gedo

Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in Guddi gaar ah loo xilsaarayo soo q...

MW Axmed Madoobe oo la kulmay saraakiil Mareykan ah

Madaxweynaha Jubbaland  Axmed Madoobe ayaa Kismaayo ku qaabilay taliyaha  dowladda Maraaykanka u qaabilsan hawlgallada gaarka ah e...

Baarlamaanka Jubaland oo waxka badal ku sameeyay dastuurka Maamulkaasi

Baarlamaanka maamulka Jubbaland oo maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ku yeeshay kulan xasaasi ah oo ka mi...

SBC Radio Live

Facebook Feed