Jubbaland

Liiska xildhibaannada cusub ee Jubbaland oo la shaaciyay

Guddiga madaxa-banaan iyo xuduudaha doorashada Jubbaland ayaa maanta qaaday tallaabo kale oo la xiriira doorashada maamulkaas oo h...

Guddiga Doorashooyinka Jubbaland oo ATMIS la shiray

Guddiga Madaxabannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka u qaabilsan Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa kulan diiradda lagu saaray amni...

Baarlamaanka labada Aqal ee Jubaland ka soo jeeda oo war soo saaray

War saxaafadeed ay maanta soo saareen xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee kasoo jeeda Jubaland, ayaa waxay walaac ...

Jubbaland oo xiriirka u jartay dowladda Soomaaliya

War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Jubaland ayaa waxaa gebi ahaan xiriirkii loogu jaray dowladda federaalka So...

Baarlamaanka Jubaland oo ansixiyay Guddiga Doorashada Jubaland

Baarlamaanka Dowladd Goboleedka Jubaland ayaa saakay ansixiyay guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland oo...

Jubaland oo awaamiir culus dul dhigtay ciidamada

Wasaaradda amniga ee Dowladd Goboleedka Jubbaland ayaa soo saartay awaamiir culus oo taabanaysa sugidda amniga Doorashada ka dhaca...

Jubbaland oo ka hortimid go’aanadii madasha wadatashiga qaran

Maamulka goboleedka Jubbaland ayaa si adag  uga horyimid qodobadii kasoo baxay shirka golaha wadatashiga Qaranka ee Xalay lagu soo...

Madaxweynaha Jubbaland oo dagaalka AS kala hadlay saraakiisha ciidamada ATMIS

Saacadihii la soo dhaafay waxaa magaalada Kismaayo ka qabsoomay kulamo looga hadlay dardar galinta dagaalka AS iyo howlgallada soc...

Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo isaga baxay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee ka socda Magaalada...

Jubbaland oo faahfaahisay howlgalo ka socda Jubbada Hoose

Taliyaha ciidanka Daraawiishta maamulka Jubbaland Jeneraal Ismaaciil Saxardiid Kaydsane oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalad...

Jubbaland oo ka horyimid dhaqan-gelinta canshuurta Iibka

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka horyimid dhaqangelinta canshuurta Iibka 5%, iyaga oo sheegay in aan lagala tashan nidaamkii lo...

Jubaland oo laga mabnuucay isticmaalka Indhashareerka

Ciidamada ammaanka ee Jubbaland ayaa gacanta ku dhigay oo gubay boqollaal indho shareer ah oo ay xirnaayeen haweenka ku nool magaa...

SBC Radio Live

Facebook Feed