Somali News

Dowladda Federaalka oo baaq u dirtay Somaliland

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay colaadda ka taagan deegaannada gobolka Awdal ee u dhaxaysa beelaha Gadabuursi iyo ...

DFS oo Hogaamiye ku meel gaar ah u magacowday Koonfur-Galbeed

Dowladda Soomaaliya ayaa Hoggaamiyaha KMG ah Koofur Galbeed u magacowday Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ka dib wareegto ka soo baxd...

Ra’iisul Wasaaraha Australia oo sheegtay inaan lagala tashan dagaalka Iiraan

Ra’iisul Wasaaraha Australia, Anthony Albanese, ayaa sheegay in inkastoo Australia ay taageersan tahay ujeeddada ah "in laga hor...

Qodob la filayey inuu Trump kaga hadlo khudbadiisa xalay basle uusan soo qaadin

Hal arrin oo uusan kusoo qaadin khudbaddii Madaxweyne Trump ayaa ahayd gaashaanbuurta NATO, taas oo sii muuqatay ka dib markii w...

Xildhibaannada goleyaasha deegaanka gobolka Banaadir oo maanta la dhaarinayo

390 Xildhibaan oo 25 bishii Decembar ee sannadkii hore lagu doortay Doorasho qof iyo cod ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa ...

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo Baydhabo ku wajahan

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay halk...

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay arrimaha socdaalka

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ), Mustafa Duhulow, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Dowla...

Akhriso magacyada Wasiiradda uu xilka ka qaaday Saciid Deni

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray xeer madaxweyne oo lagu magacaabay qaar ka mid a...

Saraakiisha Ciidamada Federaalka oo kulan ka yeeshay Adkaynta Amniga Baydhabo

Magaalada Baydhabo waxaa ka dhacay kulan looga hadlay amniga Magaaladaas, saraakiisha ciidamada qaybahooda kala duwan ayaa ka shir...

Ra’iisul wasaare oo buuxiyay xilal ay hore isaga casileen qaar kamid ahaa Golaha...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ku magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha W...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo guddoomiye cusub u magacowday gobolka Shabeell...

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa ma...

DFS oo sheegtay in aan la beegsan doonin mas’uuliyiinta Koofur Galbeed iyo warar...

Mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgalka ay maanta kula wareegeen magaalada ...

SBC Radio Live

Facebook Feed