Latest News

DFS oo sare u qaadaysa ka-hortagga cudurka Furuqa Daanyeerka MPOX

Dowladda Soomaaliya ayaa sare u qaadaysa dadaallada ka hortagga cudurka furuqa daanyeerka (mpox) kadib markii Hay'adda Caafimaadka...

Madaxweynaha Galmudug “Waxaan qabaneynaa Doorasho qof iyo cod ah

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi  Kaariye Qoorqoor ayaa ka hadlay diyaar garowga doorashada maamulkaasi, isaga...

Daraasad-laga-sameeyay-shaqo-laaanta-dhallinyarada-Puntland

Mr. Mohamed Ahmed Yusuf oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed ayaa Daraasaad ka sameeyey shaqo la’aanta heysatada dhalinyarada Puntland. ...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhigiisa Masar oo wada saxiixday heshiis dhinaca dif...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha...

Xaalad bani’aadannimo oo daran oo ka jirta Afghanstan

Ururada gargaarka ee Afgaanistaan ka jira ayaa ka digaya, in haddii aan la helin taageero caalami ah iyo ka qaybqaadasho joogto ah...

Guddoomiyaha SODMA oo gaarya Magaalada Jowhar

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo a...

Muxuu ku qotomaa socdaalka Madaxweyne Xasan uu ku tagay Masar ?

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Qaa...

Ilhaan Cumar oo Markii 4aad oo xiriir ah guuleysatay

Ilhaan Cabdullaahi Cumar ayaa markii afaraad oo xiriir ah ku guuleysatay kursiga ay ku fadhiso ee Kongareeska Maraykanka, waxa ay ...

Maamulka Gobolka Banaadir ” 35 ayaa laga helay cudurka HIV”

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in dad 35 oo isugu jira Soomaali iyo Ajanabi laga helay cudurka HIV, iyada oo qaar kamid ah...

Trump oo shaaciyay qorshihiisa Soogalootiga Maraykanka

Donald Trump ayaa ka hadlay soo galootiga sharci darrada ah iyo isku dayga dil ee isaga ka dhanka ah mar uu wada hadal shucuur ka ...

Afrika oo loo raadinayo Kursi joogta ah in ay ka hesho Golaha Ammaanka ee Qarama...

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa shaaca ka qaaday in la joogo waqtigii caqabadda laga hor leexin lahaa in...

Ilhaan Cumar oo u dagaalamaysa dib u doorashada aqalka koongareeska

Codbixiyayaasha Maraykanka ayaa maanta oo Talaado ah codadkooda ka dhiibanaya doorashada horudhaca ah ee Aqalka iyo Senatka ee afa...

SBC Radio Live

Facebook Feed