Latest News

DFS oo SSC-Khaatumo u aqoonsatay maamul ka tirsan Dowladda Federaalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in maamulka SSC-Khaatumo uu yahay maamul la mid ah maamullada kale ee xubnaha ka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa, oo xarigga ka jaray xarunta NIRA ee Laascaanood.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray xarunta hay’a...

Hogaamiyaha SSC Khaatumo oo si rasmi ah uga qeyb galaya shirka golaha wadatashig...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in hoggaamiyaha SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Firdhiye,...

MW Ciro oo si adag uga hadlay safarka Ra’iisul Wasaare Xamse

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa safarka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, uu...

RW Xamsa iyo Firdhiye oo Laascaanood ka dhagaxdhigay 8 Mashruuc

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Maamulka SSC—Khaatumo, Cabdulqa...

MW Xasan Sheekh oo Hambalyo udiray ciidanka qalabka sida

Madaxweynaha  Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray qeybaha, talisyada iyo dara...

RW Xamse Cabdi Bare oo safar ku tagay Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa safar taariikhi ah ku tagay magaalada Laascaanood, waxaana halkaas kusoo dh...

Golaha Wakiilada Soomaliland oo si adag uga hadlay safarka RW Xamse ee Laascaano...

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa faragelin qaawan ku tilmaamay booqashada uu Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ku tagay magaalad...

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo shacabka ugu baaqay in ay garab istaagaan Ciidank...

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa hambalyo u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada,...

Agaasimahii guud ee Warbaahinta Shabelle iyo ku xigeenkiisa oo goordhaw lagu xir...

Ciidamada Booliiska Saldhiga degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho ayaa goordhow xiray Agaasimaha guud ee Shabakadda warbaahint...

Gudiga qaran ee taageerada ciidamada oo booqday Isbitaalada Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, anha Guddo...

Wafdi horudhac u ah Ra’iisul wasaare Xamse oo gaarey Laascaanood

Wafdi hordhac u ah Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo ka kooban labada gole ee dowladda iyo ...

SBC Radio Live

Facebook Feed