Latest News

DFS oo sheegtay in la yareeyay khasaaraha qarixii ka dhacay Xiro Damaayo.

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidanka dowladda ay yareen khasaaraha qarixii...

MW Cirro: Somaliland oo qaran ah waxay wax ka tari kartaa xal u helista dhibaato...

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in ay dadaal badan geliyeen raadinta aqoonsiga Somal...

Taliye Kuxigeenka dalka Uganda oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Uganda sarreeye Guud Sam Okiding oo booqasho r...

MW Xasan Sheekh ” Qadiyada Falstiin waa Imtixaan….”

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa carabka ku adkeeyay in Shir Madaxeedka 34-aad ee Wadamada Carabta uu ku soo a...

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Baraawe

Wararka ka imaanaya magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in qarax miino oo halkaasi ka dhacay uu geystay k...

MW Xasan oo Mucaaradka eedeymo u jeediyay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weerar jawaabcelin afka ah ku qaaday Mucaaradka Dowladda oo uu ku eedeeyey kuwa...

Maxay ansixiyeen Golaha Wasiirada Soomaliya ?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey heshiis is afgarad dhinaca Milatariga iyo amniga ah oo dhex maray Do...

Somaliland oo beenisay Maxaabiis la sheegay in ay siideynayso

Xukuumadda Somaliland ayaa beenisay warar sheegaya in ay sii daynayso maxaabiistii ay kusoo qabatay dagaalkii Laascaanood, kaddib ...

Puntland oo qabatay Nin Kufsaday labo Gabdhood oo yaryar

Ciidanka Booliiska Puntland ayaa xalay gacanta ku dhigay eedaysane lagu magacaabo Sharmaake Xuseen Yuusuf, oo 31 jir ah, kaasoo lo...

Wasiir Caydiid oo la kulmay Warbaahinta gobolka Bari

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha, Dhaqanka iyo Dalxiiska Puntland, Mudane Maxamuud Caydiid Dirir, aya...

MW Xasan Sheikh oo loo doortay guddoomiyaha iyo musharaxa urur siyaasadeedka cad...

Muqdisho ayaa caawa lagu qabtay shirweynihii ugu horreeyay ee urur siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP, kaasoo ay ku mi...

SBC Radio Live

Facebook Feed