Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Caabudwaaq oo maanta lagu qisaasay Cabdixakiin Axmed oo horay u dilay Wariye Bulxan

Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxaa maanta dil toogasho ah lagu filiyey Cabdixakiin Axmed Cigaal oo laga oofiyay qisasta Allaha u naxariistee Wariye Cabdikariin Ahmed Bulxan oo horay uu udiley, kaas oo ka tirsanaa Warbaahinta dowladda.

Dilka Wariyaha ayaa waxaa ka hadlay badi madaxda dowladda iyo qaar ka mid ah Bulshad, iyaga oo codsaday in tiirka la horgeeyo Eedaysanaha, si uu caddaaladda u helo, waxaana ugu dambeyn maanta lagu xukum dil toogasho ah qisaastii.

Toogashada lagu oofiyey Cabdixakiin Axmed Cigaal waxaa soo dhaweeyey qaar ka mid ah Bulshada qeybaheyda kala duwan oo ay isugu jiraan Aqoonyahaanno iyo waxgaradka.

Cabdullaahi Saciid oo ka mid ah Cilmibaarayaasha Soomaaliyeed, oo ka hadlay dhacdadaan ayaa ku tilmaamay in Caabudwaaq ay cagta saartay jidkii nolosha iyo xasiloonida, xilli uu xusay in muddooyinkii dambe ay bulshada ay doorbiday maxkamadaha taas oo sahashay in la helo caddaaladda.

Mar uu ka hadlayey arintaan waxa uu yiri, โ€œIlaa sadex nin oo midkastaa si geesinimo leh u qirtay inuu dil bareer ah gaystey ayaa lagu wada xukumey dil toogasho ah oo ah qisaasta dadkii ay dileen. Waxaa la yaab leh in ay ayagu codsadeen in laga oofiyo dhiiga ay galeen!

Allah ha u naxariisto kuwii hore ay u dileen iyo kuwa xadka laga oofiyey dhammaantood. Meeshaas waxaa ka baxay culaysyo badan oo ka yimaada marka dilalka noocaan ah dhacaan.

Dambiilaha in la qabto waxa ay dan u tahay naftiisa, waxa ay dan u tahay ehelka qofkii uu diley, waxa ay dan u tahay ehelkiisa oo aan awood u lahayn xoolaha magta ee dhowr boqol la gaarsiiyey sanadihii dambe, waxa ay kaloo dan guud u tahay bulshada oo dhan.

Sanadahaan waxaad mooddaa in xukunka maxkamadaha dadku doorbidayaan kana daaleen odayaashii ula dheeraa ee caddaalada ka fogaa. Dilka jooji haddii aadan joojinayn is dhiib ha lagu dilee.โ€

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed