Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Boqor Burhaan oo Booqday Xarunta Cuqayliyiinta ee Masar.

Boqorka Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa booqday magaalada โ€œManshโ€™at Abuu Cumarโ€ ee ku taal degmada Xuseeyniya ee gobolka Bari ee dalka Masar, kadib markii Qabiilka Cuqeyliyiintu ay casumaad u fidiyeen Boqorka.

โ€œManshaโ€™at Abuu Cumarโ€ waa dagaanka rasmiga ah ee qabiilka โ€œCuqayliyiintaโ€ oo ay beesha Daarood Ismaaciil Jabarti, kuwada abtirsadaan Cuqeyl bin Abudalib.

Waxaa boqorka booqashadiisa ku weheliyay maโ€™uuliyiin ka soo jeeda beesha Daarood oo ay ka mid yihiin Dr. Ashkir Nuur Qodax, Axmed Qablan, Dr Cabdirisaaq Muuse, Axmed Biixi, Eng. Siciid Axmed Daad, Xaaji Axmed Qodhobo, sidoo kale waxaa ka mid ahaa wefdiga aqoonyahanno, ganacsato, qurba joogta iyo Jaaliyadda Soomaalida ee dagan dalka Masar.

Booqashada boqorka ee qabiilka โ€œCuqayliyiintaโ€ ayaa ahayd mid si heer sare loo diyaariyay; iyadoo boqorku uu kala kulmay halkaas marxabayn aad u sarreysa.

Dr. Ashkir ayaa ugu horrayntii tilmaamay inay muhiim tahay in xiriirka la adkeeyo, dalka Masarna uu yahay dal muhiim-u-ah Soomaaliya; loona baahanyahay in la xasuusnaado waxtarkii Masar ee Soomaaliya.

Axmed Qablan oo ka yimid dalka Kuwait ayaa isaguna xusay in kulankaan Cuqayliyiinta uu yahay madal ay ku kulmeen dad abtirsigoodu mid qudh ah yahay.

Dr. Cabdirisaaq Muuse Barre ayaa isagu ku dheeraday muhimadda xiriirka labada qabiil ee hayb wadaagta ah. Wuxuuna sheegay โ€œin munaasabadda kulankaan uu yahay mid taarikhi ah, kuna soo beegmay xilli muhimmad gaar ah lehโ€.

Ugu dambayn, Boqor Burhaan ayaa madasha kulanka ka jeediyay kalmad meelo farabadan taabatay, wuxuu Boqorku ku dheeraday xiriirka soo jireenka ah ee durriyadda Cuqayliyiinta. Isagoo xusay in kulankaan maanta uu yahay mid taarikhi ah, kuna soo beegmay xilligiisii.

Boqor Burhaan ayaa kalmaddiisii ku sheegay in dalka Masar uu yahay dal Soomaaliya la walaal ah, umadda Islaamkana u ah udub-dhexaad.

Boqorka ayaa kalmaddiisii ku soo gunnaanaday โ€œ waxaan halkaan kaga dhawaaqayaa in la dhiso guddiyo ka shaqeeya isku xirka, qoridda sooyaalka, iskaashiga iyo kor-u-qaadidda xiriirka labada dhinac.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed