Boosaso:Xukun lagu riday Ninkii dilay masuul ka tirsanaa Jaamacada Bariga Afrika

Maxkamada Darajada 1aad ee Gobolka Bari ayaa maanta xukun dil ah ku riday Maxamed Abshir Muuse oo Boosaso ku dilay Alle how naxariistee Khaalid Cali Khaalid oo ka mid ahaa masuuliyiinta Jaamacada Bariga Afrika faraceeda Boosaso, halka sida oo kale xukun xabis ah oo 9 sano ah lagu riday Axmed Maxamuud Maxamed oo lahaa gaarigii uu ku baxsaday gacan ku dhiigluhu.

halkan ka daawo xukunka maxkamada 

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed