Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Baarlamaanka labada Aqal ee Jubaland ka soo jeeda oo war soo saaray

War saxaafadeed ay maanta soo saareen xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee kasoo jeeda Jubaland, ayaa waxay walaac xooggan kaga muujiyeen tallaabooyinka ay qaadday dowladda Federaalka, kuwaas oo ay sheegeen in ay wiiqayaan wada xaajoodyada socda, isla markaana ay qeyb ka qaadanayaan xiisadaha haatan jira.

Mudanayaashan oo wadatashiyo u jooga magaalada Kismaayo ayaa ku dhaliilay ficilada madaxda dowladda faderaalka inay sii xumeynayaan kala qeybsanaanta siyaasadda iyo bulshada, taasoo ay sheegeen in ay adkeynayso wada-hadallada la doonayo in la isku soo dhaweeyo maamulka Jubbaland iyo Dowladda federaalka.

Sida war-murtiyeedka lagu sheegay xildhibaanadan oo ka jawaabaya casuumaad uu u fidiyay madaxweynaha Jubaland ayaa wada hadallo la yeeshay  madaxda Jubbaland iyo bulshada deegaanka.

Si kastaba ha ahaatee, waxay sheegeen in goโ€™aamo hal dhinac ah oo ay dhawaan soo saartay dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa khuseeya shuruucda iyo guddiyada doorashada ay caqabad weyn ku yihiin geeddi-socodka wadatashiga, ayna muujineyso in aan la ixtiraamin wadahadallada socda.

โ€œIyadoo ay naga goโ€™an tahay in xal loo helo wadashaqeynta Jubbaland iyo dowladda Federaalka, haddana tallaabooyinkan ay qaadayso dowladda Federaalka waxay halis ku yihiin inay sii ballaariyaan khilaafyada jiraโ€ ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.

Waxay mudanayaashu sheegeen in tallaabooyinka ay qaadayso dowladda Federaalka loo arko inay saameyn xun ku yeelan kartaa midnimada Soomaaliya ee muddo dheer.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed