Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Baarlamaanka Carabta oo ka horyimid xadgudubkii ay Itoobiya kula kacday Soomaliya

Baarlamaanka waddamada Carabta ayaa diiday heshiiska Itoobiya iyo Somaliland ay kala saxiixdeen, iyagoo ku tilmaamay faragelin ka dhan ah arrimaha gudaha ee Soomaaliya.

Bayaan kasoo baxay baarlamaanka Carabta, ayaa lagu sheegay in loo baahan yahay in la ixtiraamo madax-bannaanida Soomaaliya, lana ilaaliyo xeerarka iyo mabaadiโ€™da deris-wanaagga.

Baarlamaanka Carabta ayaa Itoobiya ugu baaqay inay ilaaliso xeerarka iyo mabaadiโ€™da deris wanaagga, ixtiraamka madax-bannaanida dowladaha iyo faragelin laโ€™aanta arrimaha gudaha ee Soomaaliya.

Si loo helo amni iyo xasilooni ka dhalata gobolka.

Baarlamaanka Carabta ayaa carabka ku adkeeyay in amniga iyo xasiloonida Soomaaliya iyo xurmeynta qaranimadeeda ay tahay qeyb ka mid ah amniga qaranka Carabta iyagoona cadeeyay in ay garab taaganyihiin

Waxay carrabka ku adkeeyeen in ay ku garab taagan yihiin Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya tilaabooyinka sharciyeed ee ay ku ilaalineyso xasiloonideeda iyo qaranimadeeda.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed