Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Faah-faahin: Maxaa ka soo kordhay weerarkii Xabsiga dhexe ee Xamar?

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqday baaritaan ay ku sameyneyso Xabsiga Dhexe ee Xamar oo Shalay ay ku dagaalameen Ciidamada Asluubta iyo qaar kamid ah Maxaabiist halkaas ku xirneed oo hub helay.

Dowladdu waxa ay sheegtay in ay baareyso sida ay u suuragashay in Hub uu u gacan galo Maxaabiista ee u suuragaliyay in ay ku dagaalamaan ilaa markii dambe Ciidanka Ammaanka ay ku toogteen goobihii ay ka dagaalamayeen.

 

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in loo baahan yahay in la helo cid qaadata masโ€™uuliyadda falkaas ka dhacay Gudaha Xabsiga Dhexe ee Xamar maadaama goobtu tahay meel amnigeedu aad loo adkeeyo.

 

Ka Dowlad ahaan ayuu tilmaamay in lala xisaabtamayo ciddii yeelata masโ€™uuliyaddaas isla markaanna la horgeynayo Hayโ€™adaha ku shaqada leh kiiskaan ciqaabtiisa sida uu hadalka u dhigay Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed.

โ€œWaxa aan aad uga xumahay wixii Xabsiga Dhexe ka dhacay oo ah arrin aan la filayn oo halisteeda leh, Waxa aan rajeynaa in Madaxda Xabsiga iyo Taliyeyaasha arrintaan ay quseyso Warbixin nooga keennaan, Ciddii qaladkaas isla leh si loola xisaabtamo, Jileec Dowladeed wuu jiraa hadda ka hadlay Laakiin waxyaabaha qaybtood wax la aqbali karo ma ahanโ€ Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud, Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka.

Suโ€™aalo badan oo helitaanka warcelintooda laga sugayo Dowladda ayaa dulsaaran dagaalka ka dhex dhacay Xabsiga Dhexe ee Xamar, Sida ay ugu suuragashay in Maxaabiistu hesho Hubka ay ku dagaalameen & Cidda qaadaneysa Masโ€™uuliyadda wixii dhacay.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed