Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Booliska oo raadinaya Hooyo & labadeeda wiil oo dil geystay

Taliska qeybta guud ee Boliiska gobolka Banaadir oo goordhaw soo saaray warsaxaafadeed ayaa sheegay in ay baadigoobayaan eedaysanaal ku eedaysan dilka Marxuum Ibraahim Xasan Cabdi oo maalinimadii shalay Muqdisho lagu dilay, xilli dilkiisa loo adeegsaday Toorey.

Warka ka soo baxay Booliska gobolka Banaadir ayaa lagu yiri, โ€œEedeysaneyaasha kala ah; Ruqiyo Axmed Cabdulle,  Kamaal Aweys Maxamed iyo Cabaas Salaad Shaandi  oo ku eedeysan in ay 09 February  2024-ka mindi ku dileen  Marxuum Ibraahim Xasan Cabdi  oo ahaa ninkii qabay Ruqiyo.โ€

 

Waka ka soo baxay Taliska qeybta guud ee Boliiska gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in dilkaan ay geysteen Ruqiya iyo labadeeda Wiil, iyaga oo ku eedaysan dilka Adeerkood oo ah Ninka qabay Hooyadood.

 

โ€œBaadi goobka eedeysanayaasha ayaa ka socda Caasimada iyo Gobolada dalka oo la rumeysanyahay inu ay u baxsadeen. Qofkii helaa xogtood waxaa ka codsaneynaa inuu la wadaago barta Ciidanka Amaanka ee ugu dhow,โ€ sida lagu yiri warka ka soo baxay Taliska qeybta guud ee Boliiska gobolka Banaadir .

Dhacdadaan ayaa maalnimadii shalay waxa ay ka dhacday degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, waxa ay dhacdadaan ku soo beegmaysa xilli magaalada Muqdisho ay ku soo badanayaan falalka dilka ee ka dhex dhaca Qosyska.

Maalintii Khamiista ayaa sidaan oo kale laamaha Ammaanka waxa ay soo qabteen haweenay ku eedaysan in ay ceeji ku dishay Ninkeeda oo ka mid ahaa Askartii lagu soo tababar dalka Eretria kuwaas oo dalka dib ugu soo laabtay sanadkii hore.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed