Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Akhriso; War Murtiyeedka laga soo saaray shirka IGAD ee Kampala

IShirkii 42-aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxda Urur Goboleedka IGAD ayaa maanta oo Khamiis ah 18-ka Janaayo 2024 ka dhacay magaalada Entebbe ee dalka Jamhuuriyadda Uganda ayaa laga soo saaray War Murtiyeed iyadoo loogaga hadlay ee Itoobiya iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Shirka IGAD ayaa waxaa shir gudoominayay madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, sidoo kale waxaa ku sugnaa madaxweynaha Kenya, William Ruto, madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh maxamuud, Madaxweynaha Koonfurta Sudan Salva Kiir iyo madaxweynaha Uganda Yoweri Moseveni. Sidoo kale waxaa ku sugnaa madaxda urur goboleedka IGAD iyo diblumaasiyiin ka socda Midowga Yurub iyo Bariga dhexe.

War Murtiyeedka laga soo saaray shirkan oo uusan ka qeybgalain Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa ugu horeyntii lagu muujiyay walaaca laga qabo is-bedellada cusub ee xiriirka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka ee Itoobiya iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya;

โ€œGoluhu Wuxuu dib u xaqiijiyay mabaadiโ€™da asaasiga ah ee ixtiraamka madaxbannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wax qabad kasta waa in uu dhowraa mabaadiโ€™da asaasiga ah ee kor ku xusan,heshiis kasta waa in uu ahaadaa ogolaanshaha dawladda federaalka ah ee Soomaaliya;โ€ayaa lagu yiri War Murtiyeedka ka soo baxay Shirka.

War Murtiyeedka ayaa ugu baaqay Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga ah ee Itoobiya iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya in ay dejiyaan xiisadda, beddelkeedana ay yeeshaan wada hadal wax ku ool ah.
Hase yeeshee Dowlada Soomaaliya ayaa hore u diiday inay wax wadahadal ah la yeelatao dowlada Itoobiya illaa ay dib ugaga laabanayso heshiiska ay la saxiixatay Maamulka Somaliland.

War murtiyeedka ayaa sidoo kale waxaa qayb ka ahaa colaada Sudan, iyada wadamado walaac ka muujiyeen xaaladda bani aadanimo ee ka jirta dalkaas.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed