MW Qoorqoor oo magacaabis iyo xilka qaadis sameeyay

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa xilka ka qaaday qaar kamid ah Golahiisa Wasiiradda, isagoo magacaabay kuwo kale.

Wareegto ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu magacaabay xubno isugu jira Wasiiro iyo wasiir ku xigeen.

Hoos ka akhriso Wareegtada.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed