Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Somaliland: Wiil reer Berbera ah oo jacayl dartii dab isku qabadsiiyay

Wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Berbera ee Somaliland ayaa dab is qabadsiiyay, kadib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo gabadh uu jacayl ka dhexeeyay Jimcihii shalay.

Maxamed Jaamac Gaaxnuug, oo ah wiil daโ€™ yar, ayaa sida la sheegay shidaal isku rusheeyay kadibna dab is qabadsiiyay, markii gabadhii uu jeclaa ay telefoonka ka qaban weyday.

Dhacdadan oo ka dhacday xaafadda Shacabka ee magaalada Berbera, ayaa dhaawac culus gaadhsiisay oogada sare ee Gaaxnuug, iyadoo gurmad degdeg ah lagu bakhtiiyay dabkii. Waxaa markii dambe dhaawac ahaan loogu qaaday magaalada Hargeysa.

Magaalada Berbera ayaa hore ugu caan baxday qisadii jacaylka ee Cilmi Ismaaciil Liibaan (Cilmi Boodhari), oo ka mid noqday aabbayaasha maansada jacaylka Soomaalida, kadib markii uu jacayl daran u qaaday gabadh la odhan jiray Hodan Cabdulle Walanwal, oo kasoo jeeday qoys isaga dhaqaale ahaan ka jeeb buurnaa badhtamihii 1930-meeyadii.

Cilmi Boodhari, oo ay Soomaalidu ku naanaysto โ€œAabbaha Jacaylka Soomaaliyeedโ€, ayaa ugu dambeyn sida la wariyo u dhintay jacayl daran oo uu gabadha u qaaday sannadkii 1941-kii, kadib markii ay u suurtogeliwayday inuu hanto qalbigeeda.

โ€œHarka galay hurdadu way xuntahe hoohay maxa iseexshay, bal in aan habaar qabo maxa Hodan i waydaarshay,โ€ ayuu ku calaacalay Cilmi Boodhari, ka hor intii aanu la godgalin jacaylka.

Sheekada Gaaxnuug ayaa dadka dib u xasuusisay jacaylkii galaaftay noloshii Boodhari, oo hadda xabaashiisu ku taallo Berbera. Dad badan ayaa leh, โ€œGoobtu waa halkii uu Boodhari ku nafwaayay; wiilkuna waa dhallinyar sidii Boodhariโ€ ee Berbera iyo jacaylka maxaa ka dhexeeya?.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed