Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Golaha Shacabka oo maanta meel mariyay Hindise Sharciyeedyo muhiim ah

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay laba hindise sharciyeed oo kala ah hindise sharciyeedka shirkadaha caymiska iyo hindise sharciyeedka sharciga hayโ€™adaha maaliyadda.

Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay labada hindise sharciyeed, waxaana ogolaatay labada hindise meel marintooda midkiiba 141, Xildhibaan iyo 142 xildhibaan, iyadoo tirada guud ee fadhiga soo xaadirtay ahayeen 143 Xildhibaan.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo Kulanka shir guddoominaayay ayaa ku dhawaaqay ansaxnimada labada hindise sharciyadeed.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa  Xildhibaanada Golaha Shacabka uga mahad celiyay sharciyada ay maanta meel mariyeen.

โ€œWaxaa si weyn ugu mahad celinaya Xildhibaanada Golaha Shacabka ee sida sharafka leh u meel mariyay sharuucdaan  muhiimadda weyn u leh qaranka, waxa sidoo kale u mahad celinaya guddiga maaliyada ee shaqad weyn kasoo qabtay sharuucdaan, wax ka bedelka sharciga hayโ€™adaha maaliyadda wuxuu xoojinayo hanaanka maaliyadeed ee dalka iyo la dagaalanka maalgelinta argagixisadaโ€ ayuu yiri Wasiir Biixi Imaan Cige.

Wasiir Biixi ayaa sidoo kale tilmaamay in ansixinta wax ka bedelkaan uu keeno doono iney kor u qaado awoodda dowladda ee la dagaalanka lacag dhaqidda iyo maalgelinta argagixisada, taasoo qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo nidaamka maaliyadeed iyo amniga Soomaaliya.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed