Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka federaalka oo la kulmay Safiirka EU ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Cabdikarim Axmed Xassan ayaa kulan horudhac ah la qaatay safiirka Midowga Yurub u fadhisa Soomaaliya haweeyneeyda lagu magacaabon Ambasador Karim Johansson, waxaana diirada ay saareen arrimaha u diyaar garowga Soomaaliya ee Doorashooyinka Qof iyo Cod.

War kooban oo lagu daabacay barta Guddiga ee Facebook ayaa lagu sheegay in Guddoomiyaha iyo Safiirka ay ka wada hadleen arrimaha Doorashooyinka iyo Qorshayaasha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Gudoomiyaha ayaa safiirka la wadaagay howlihii ugu dambeeyay ee Guddiga ay qabteen iyo sida ay uga goโ€™antahay inay guud ahaan Soomaaliya ka hirgaliyaan Doorashada Qof iyo Cod oo ay Dowladda Soomaaliya horey u shaacisay.

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Qaran ayaa sheegay in Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha uu ka shaqeynayo in dad weynaha Soomaaliyeed ay fursad u helaan in aay doortaan hogaamiyayaasha Heerarka kala duwan ee maamullada Dalka, waxa uu carabka ku adkeeyay inay bilaabeen diiwaangelinta Ururada Siyaasadda oo muhiim u ah habsami socodka nidaamka Doorashada Qof iyo Codka.

Todobaadkaan bilowgiisi Xubno ka socda Guddiga Doorashooyinka ayaa tagay magaalada Baydhabo iyagoo kulama la qaatay madax ka tirsan maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya, waxaana ayna sheegeen in sidaas si lamid ah ay u gaari doonaan Dowlad Goboleedyada dalka maadama la rajeenayo inay ka dhacaan Doorashooyinka Golaha Degaan iyo mida Hogaamiyeyaasha Maamuladaasi.

Jubaland iyo Puntland ayaa diidan nidaamka Doorasho ee Qof iyo Codka waxaana soo raaca qaar kamid ah siyaasiyiinta Mucaaradka oo Dowladda ku dhaliilay inay dooneyso in hal koox uun Doorasho ay dalkaan ka qabsato.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed