Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

MW Ciro oo magacaabay Taliyaash Militeriga iyo Booliska Soomaliland

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa taliyaha millateriga u magacaabay Sarreeye Guuto Nimcaan Yuusuf Cismaan Gaaxnuug. Sidoo kale, taliyaha booliiska ayaa loo magacaabay Cabdiraxmaan Cabdillaahi Xasan โ€˜Cabdi Dheereโ€™.

Taliye Gaaxnuug ayaa noqday taliyihii ugu daโ€™da yaraa ee loo magacaabo hoggaanka ugu sarreeya ee ciidanka millateriga. Madaxweyne Cirro ayaa xukuumaddiisa ka qaybgeliyay saamigii ugu badnaa ee dhallinyaro ah, isagoo dhallinyaro badan u magacaabay agaasimayaal wasaaradeed iyo hayโ€™ado kala duwan.

Taliyaha cusub ee millateriga waxa uu shahaadadiisa koowaad iyo tan labaad ee cilmiga millateriga ka qaatay jaamacado ku yaalla dalka Itoobiya iyo Ingiriiska oo kuu ku bartay amaanka caalmiga ah iyo hoggaaminta ciidamada. Sidoo kale, waxa uu shahaadada ugu sarreysa (PhD) ka wada jaamacad ku taalla Taiwan, halkaas oo uu ku baranayo culuumta sare ee ciidanka.

Taliyaha cusub ee booliiska, Cabdi Dheere, ayaa horay u ahaa afhayeenkii ciidanka millateriga, waxa uuna ka mid ahaa saraakiisha ugu darajada saraysa ee ciidanka. Cabdi Dheere ayaa ah khabiir ciidan oo haysta shahaadooyin sare oo la xidhiidha cilmiga ciidanka, waxa kale oo uu bixiyaa tababarro kala duwan oo la siiyo ciidamada.

Sidoo kale, madaxweynuhu wuxuu taliyihii hore ee booliiska, Maxamed Aadan Saqadhi โ€˜Dabagale,โ€™ u magacaabay la-taliyaha gaarka ah ee arrimaha booliiska. Dabagale ayaa ka mid ah saraakiisha aqoonta leh ee ciidanka, waxa uuna shahaadooyin ku saabsan culuumta ciidanka ka qaatay kulliyado ku yaala dalka Ingiriiska.

Taliyihii hore ee ciidamada millateriga, Nuux Ismaaciil Taani, oo ahaa taliyihii ugu muddada dheer ee soo maamula ciidanka, ayaa isna loo magacaabay la-taliyaha madaxweynaha ee arrimaha ciidanka millateriga.

Madaxweyne Cirro ayaa ballanqaaday inuu isbeddel buuxa ku sameyn doono ciidamada kala duwan, isla markaana uu sare u qaadi doono tayada tababaradooda iyo qalabkooda.

Related News

SBC Radio Live

Facebook Feed