Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

RW Xamse oo ka tacsiyeeyay geerida Senetar Maxamed Cali Gaagaab

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska iyo bulshada uu ka baxay Alle ha u naxariistee, Senator Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab), oo maanta ku geeriyooday dalka Turkiga.

Raโ€™iisul Wasaaraha ayaa sheegay in marxuumka, oo ka mid ahaa xubnaha Aqalka Sare, uu ahaa siyaasi ruug-caddaa ah, hoggaamiye dhaqanka ku dheehan, nabaddoon, iyo shaqsi si joogto ah uga shaqeynayay horumarinta iyo xasilloonida bulshada Soomaaliyeed. Waxuu tilmaamay in marxuumka uu qayb weyn ka qaatay dedaallada nabadda, wadajirka, iyo dhismaha qaranka Soomaaliyeed, isagoo u adeegay danta guud ee ummadda Soomaaliyeed xilliyo kala duwan oo aad u adag.

Raโ€™iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale xusay in Senator Gaagaab uu ka mid ahaa shaqsiyaadka ku suntanaa samaha iyo raadinta wanaagga, isla markaana uu dhaxal weyn ka tegey bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan Aqalka Sare.

Ugu dambeyntii, Raโ€™iisul Wasaaraha ayaa Alle uga baryay in Marxuumka Jannatul Fardowsa ka waraabiyo, qoyskiisa, qaraabadiisa, iyo dhammaan dadka uu la jiray uu samir iyo iimaan ka siiyo, sidoo kalena uu ka dhigo mid ka mid ah dadka ugu sharfan ee Ilaahay xushmeeyo.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed