Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Puntland oo mannuucday isticmaalka Qamaarka 1XBET

Puntland ayaa soo saartay wareegto rasmi ah oo lagu mamnuucayo adeegyada shirkadda  khamaarka ee 1xBet iyo isticmaalka kaararka gaarka ah (Private Numbers) ee ay bixiyaan shirkadaha isgaarsiinta.

Wareegtadan ayaa lagu sheegay in adeegyada shirkadda 1xBet ay kasoo horjeedaan hab-dhaqanka bulshada iyo shuruucda Puntland, sidaas darteedna si buuxda looga mamnuucay dhammaan deegaannada maamulkaas.

Sidoo kale, shirkadaha isgaarsiinta ee Golis, Somtel, iyo Amtel ayaa lagu faray inay si degdeg ah uga shaqeeyaan hirgelinta awaamiirta ku cad wareegtadan. Waxaa lagu amray inay joojiyaan isticmaalka adeegsiga kaararka loo yaqaan Private Numbers, kuwaas oo loo arkay kuwo carqalad ku ah amniga.

Goโ€™aankan ayay madaxtooyada Puntland ku sheegtay inuu qayb ka yahay dedaalka lagu xaqiijinayo ilaalinta hab-dhaqanka bulshada, xoojinta amniga, iyo u hoggaansanaanta sharciga.

Dhawaan ayay ahayd markii shirkadaha isgaarsiinta Puntland ay sheegeen in aysan awood u lahayn joojinta qamaarka 1XBET, iyagoo sheegay in aysan xakamayn karin.

Guddiga Arrimaha Bulshada ee Baarlamaanka Puntland ayaa dhawaan soo jeediyay in shirkadaha isgaarsiinta lagu qasbo inay hawada ka saaraan Apps-ka shirkadaha Qamaarka.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed