Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Xildhibaan Maxamed Abiib oo dib u helay xoriyadiisii

Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf ayaa hada laga siidaayay jeelka Madheera, kadib markii ay Maxkamada Sare ee Somaliland amar ku bixisay siidayntiisa.

Guddoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Xuseen Mirre Giirre, ayaa warbaahinta u caddeeyay in xabsiga laga siidayay xildhibaanka kadib amarka kasoo baxay maxkamada.

Giirre waxa uu sheegay in maxkamadu uga xilgudatay xadhiga xildhibaanka si waafaqsan dastuurka, waxa uu xusay in maxkamadu ay muujisay madaxbannaani, isaga oo bogaadiyay goโ€™aanka ay soo saartay.

Xildhibaanka ayaa qoraal uu ku baahiyay baartiisa Facebook ku yidhi โ€œWaxaan xaqiijinayaa in aan xoriyaddaydii dib u helay. Waxaanna u mahad celinayaa cid kasta oo ka damqatay muddadii 30-ka maalmood ahayd ee aan sharci darrada ugu xidhnaa xabsiga Mandheeraโ€.
Maxkamada Sare ee Somaliland ayaa xadhiga Abiib ku tilmaantay sharci-darro, iyada oo hayโ€™addaha xukuumada ugu baaqday in ay sharciga u hoggaansamaan.

Xildhibaanka ayaa xabsiga la dhigay kadib markii ay xeer ilaalintu ka gudbisay eedo qaran-dumisnimo ah, kuwaasi oo uu goluha wakiiladu cod caqlabiyad ah ku diiday.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed