Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

RW Xamse“Qurba joogteenna Soomaaliyeed waxa ay buuxiyeen kaalintii dowladnimada.”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa khudbad ka jeediyay Shirka Qurbajoogta Soomaaliyeed, kaas oo ka dhacay dalka Turkiga.

Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa ka hadlay dowrka muhiimka ah ee qurbajoogta Soomaaliyeed ay ku leeyihiin dib u dhiska iyo horumarinta dalka, isaga oo ku boorriyay maalgashiga ay ka sameeyaan Soomaaliya.

“Qurba joogta Soomaaliyeed waxa aad buuxiseen kaalintii dowladnimada, ku dhawaad 2 Bilyan ayaa waxa aad sannad walba u dirtaan dalkiinna hooyo, taageeradiinna dhaqaale waxa ay ka badan tahay gargaarka caalamiga ah iyo kaalmada Soomaaliya ee la siiyo oo la isku daray.” ayuu yiri: Ra’iisul Wasaare Xamsa

Sidoo kale, waxa uu xusay in qurbajoogta ay yihiin lafdhabarka isbeddellada wanaagsan ee Soomaaliya ka socda, isagoo tilmaamay sida ay qeyb uga noqdaaan dadaallada lagu horumarinayo dhaqaalaha, amniga, iyo adeegyada bulshada.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed