Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlay Xildhibaano loo diiday in ay safraan

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa si adag u cambaareeyay xayiraad socdaalka ah oo uu sheegay in hayโ€™adda NISA ay kusoo rogtay Xildhibaan Maxamed Sheekh C/llaahi (Ciiro) oo laga mamnuucay inuu u safro magaalada Baydhabo.

Dhacdadan ayaa noqonaysa tii labaad oo xildhibaan loogu diido safar Baydhabo ah, taasoo uu sheegay in ay walaac ku tahay xoriyadda madaniga ah ee dalka.

Xildhibaanka ayaa carrabka ku adkeeyay in xoriyada socdaalku ay tahay xuquuq asaasi ah oo uu qabo dastuurka Soomaaliya, isagoo caddeeyay in uusan jirin cid ka sarreeysa mabdaโ€™aas.

โ€œSafar u diidista xildhibaannada iyo farriimaha hanjabaadda ah ee Madaxweynuhu ka soo jeedinayo Masjidka ee ah in saqda dhexe guryaha la iskugu soo daadanayo waa saansaan halisteeda leh. Ku takrifalka awoodda dowladda, ku tumashada xuquuqda muwaadinka, xorriyad ka xayuubinta, caga-juglayska, maquuniska iyo kalitisnimadu waa sababihii keenay burburka dowladda, welina caqabadda ku ah dhismaheeda.โ€ ayuu yiri Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa dhaliilay sida uu hadalka u dhigay ku takri falka awoodda dowladda, isagoo ka digay in falalkaasi ay xadgudub ku yihiin xuquuqda muwaadiniinta, ayna abuurayso in dowladnimada ay burburto, welina ay caqabad ku noqoto dib u dhiskeeda.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur waxa uu ugu baaqay madaxda dowladda inay ixtiraamaan dastuurka iyo sharciga, isagoo ku booriyay inay joojiyaan falalka kala fogaynaya bulshada iyo mabaadiโ€™da dimuqraadiyadda.

Related News

Facebook Feed

Twitter Feed